Guddoomiye degmo iyo ku-xigeenkiisii oo shaqada laga joojiyey & Sababta ka dambeysa

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go’aan ku meel gaar ah kasoo saartey Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo bilooyinkii ugu danbeeyey uu ka jirey jahwareer iyo khilaaf hakiyey shaqooyinkii ka socday degmadaas. Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aden oo fulinaya amarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saarey digreeto uu shaqada … Continue reading Guddoomiye degmo iyo ku-xigeenkiisii oo shaqada laga joojiyey & Sababta ka dambeysa